Site icon Radio Daljir

(DHAGEYSO)-Barnaamijkii Ciyaaraha ee Sports News iyo Weriye Sucdi Cawiif.

 

Garoowe, 26, Jan, 2016-Maalin wanaagsan Akhristayaal waxaan maalin walba marka laga reebo maalinimada Jimcada ah idiin soo gudbinaynaa barnaamijka faaqidaada ciyaaraha ee (Sports News) ee Idaacadda Daljir.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Weriye Sucdi Cawiif, Waxaan dhanka farsamamada ka caawiyey Mustafe Yaasiin Bulshaale, oo kusugan xarunta Daljir ee magaalada Garoowe

Diiwaanka Wararka Daljir

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka

https://daljir.com//resources2/files/Ciyaaraha_26%20Ja_2016%20By%20Sucdi%20Cawiif..mp3?_=1
Exit mobile version