(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Garowe) 3 July 2016.

(July 03 2016)-Kulan wanaagsan akhristayaal waxaan idiin soo gudbinaynaa barnaamijkii cawaysnimo ee caawa iyo Daljir oo xarumaha Daljir ka baxay 3-da bisha July 2016.

Barnaamijka oo laga diyaariyey xarunta Daljir ee magaalada Garoowe ayaa waxaa qodobada ugu waaweyn ka midnoqon doona Idaacadda Daljir xarumeheeda Garoowe, Boosaaso iyo Galkacyo oo weli sharci darro ku xiran.

Barnaamij soo gudbiye Cabdifatax Cumar Geeddi.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com