DHAGEYSO: Baarlamaanka Soomaaliya oo berri dib u eegaya Habraaca doorashada Somalia

Muqdisho May 15, 2016 Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri subax la horgeyn doona dibu eegistii ay guddoonka baarlamaanka u saareen heshiisyadii Madasha Wadatashiga ee Soomaaliyeed.

Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xassan oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya, una waramayay Barnaanijka Caawa & Daljir ee Radio Daljir ayaa sheegay in ay berri ka doodi doonaan arrimaha la xariira dibu eegista.

Xili ay Puntland & Beesha Caalamkuba ku baaqeen in aan waxba bedelid ah lagu sameyn qodobadii lagu heshiiyey bishii April ee lasoo dhaafay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com