DHAGAYSO:Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka warbixiyay Dagaalkii Maanta

Garmaal, Maarso 16, 2016 (Daljir) —Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo shir jaraa’id saxaafada ugu qabtay magalada Garowe ayaa faah faahin ka baxshay dagaalka ciidanka dowladda iyo kooxda hubaysan saaka ku dhexmaray duleedka Deegaanka Garmaal ee degmada Dongorayo.
 
 
DHAGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com