DHAGAYSO:Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalah Puntland oo ka Qayb-galaysa Shirka Istanbul

Bacaadweyn, 24, Febru, 2016 -(Daljir)_ Shirka Istanbuul oo Puntland ay diiday ka qaybgalkiisa qaybta siyaasadda Soomaaliya looga hadlayo ayaa dhinaca kale waxaa uga qaybgalaya wafti u matalaya arrimaha hormarinta iyo dhallinyarada oo ah qayb ka mid ah shirka Istanbuul.

Waftigaasi Puntland Ayaan ku lug-lahayn shirka arrimaha siyaasadda oo Puntland diiday, ayna qorshaysnayd in uu ka qaybgalo madaxweynaha Puntland.

Haddaba wasiirka shaqada shaqaalaha iyo dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland Cabdiraxman Sh Axmed Ayaan ka waraysannay ka qaybgalkooda shirka.

Dhagayso 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com