DHAGAYSO:Taliyaha Cusub ee Qaybta Booliska G.Kar-kaar oo Xilka la wareegay

Bosaaso, Febru, 20, 2016 -(Daljir)_Taliyaha cusub ee qaybta gobolka Kar-kaar Jaqanaf Yuusuf ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilkaas ka dib munaasabad ka dhacday taliska degmada Qardho ee gobolka Kar-kaar.
 
Wariye Shaafici ayaa warbixintan halkaa ka soo diray.
 
Dhageyso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com