DHAGAYSO:Rako Raaxo oo Yeelanaysa Gole Deegaan

Bosaaso, 13, Febru, 2016 _(Daljir)_Deeganka Rako raaxo  oo ka tirsan Gobolka kar karkaar  Qiyaastiina qardho ujirta 100 kmitir ayaa Markii ugu Horaysay Waxa ay Wasarada arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ay kawada Sidii Deegaankasi loogu soodhisi lahaa Golo Deegaan oo ka koban 21 Xubnood 
 
Dhawaan ayay ahayd Makii ay Wasaarada arimaha Gudaha ay Soodhistay Golaha Deegaanka ee Dagmada Bandar Bayla,
 
Hadaba Wafdii uu kamid yahay Wasiir ku xigeenka arimahaGudaaha iyo Dawladaha Hoose iyo remiyiga Dawlada Puntland C/laahi Xashi Qoob Deero Xildhibaano katirsan Baraarlamanka Puntland iyo Maamulka Gobolka kar kaar .ayaa Haatan kusugan Deegaankaasi.
 
Hadaba Gudoomiyaha Gobolka karkaar C.qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa arimahaasi iyo Abaaro laga So Sheegayo Deegaano katirsan Gobolka karkaar uga Waramay Wariye Xasan Heykal oo ku Sugan Daljir Bosaaso,
 
Ugu horeena Waxa uu Waydiiyay arimaha ay utageen Deegaanka 
 
Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com