DHAGAYSO:Madaxweynaha Jubbaland oo Ka Hadlay Duqaymo ay Ciidamada Kenya ka Gaysteen Gedo

Burtinle, 28, Febru, 2016 -(Daljir)_Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Duqaymihii Kenya ee Gobolka Gedo iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Tirada Ciidanka Kenya ee Uu Sheegay inay Kudhinteen Weerarkii Ceel-cadde Si Khaldan Loodhigay.
 
Ilaa intii 15-kii Bishii kowaad ee sanadkaan weerar lagu qaaday fariisin ay ciidanka Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo ayaa waxaa Isa Sootarayey eedaymaha ku aadan in Kenya ay duqaysay dad shacab ah oo kunool gobolkaasi, waxaana arrinkaasi kahadlay markii ugu horeysey madaxweynaha Soomaaliya iyo kan maamulka Jubbaland,
 
Cabdirashiid Bashiir Maxamuud ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com