HomeUncategorized

DHAGAYSO:Kulan looga Hadlayay Khilaafka NUSOJ oo Garowe lagu Qabtay

Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo suxufiyiinta kahowlgala magaalada Garoowe ayaa maanta qabtay kulan looga hadlayey sidii xal looga gaari lahaa khilaafka madaxda ugu saraysa ururka warbaahinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, laguna sagootinayey gudoomiyaha ururka MAP oo xubin ka ah gudi ka kooban 9 xubnood oo arrintaasi loo xilsaaray.

Baahin: Salaasa, Mar 20, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Bossaso. Sodomeeyo qof oo ku dhimatay dagaal ku dhex maray Dhuusamareeb Al-shabaab & Ahlu-sunna; M/weyne Faroole oo furay wada-xaajood 2 ardaa oo muran-dhuleed hore ugu dhex maray Rako Raaxo, Bari; Shire, wasiirka xanaada xoolaha oo ka warramay sayalado xooleed oo laga hirgalinayo Puntland; Gaashaan, wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntalnd oo ka xog warramay dhismaha golayaasha deegaanka ee gobollada.
Baahin: Khamiis, Jul 28, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Dagaal culus oo u dhexeeya dawladda & Al-shabaab oo Muqdisho ka socda; ciidamada dawladda oo gudaha u galay suuqa Bakaaraha; Dad rayad ah oo lagu laayey tuulada Kob-dhexaad, Bari; Markab u raraa ganacsato reer Somaliland ah oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo la sii daayey; Wasiirada xukuumada R/wassaare Gaas oo maanta la dhaariyey.
Somaliland iyo Dawlada Federalka oo heshiis ku gaarey Ankara ( Akhriso)
Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo suxufiyiinta kahowlgala magaalada Garoowe ayaa maanta qabtay kulan looga hadlayey sidii xal looga gaari lahaa khilaafka madaxda ugu saraysa ururka warbaahinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, laguna sagootinayey gudoomiyaha ururka MAP oo xubin ka ah gudi ka kooban 9 xubnood oo arrintaasi loo xilsaaray.
 
Cabdirashiid Bashiir Maxamuud ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.
 
Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: