DHAGAYSO:Khudbaddii uu Madaxweyne Gaas ka Jeediyay Furitaanka Shirka wadatashiga ee Gaalkacyo

Talaado, Ogoosto 25, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka furay Shirka Wada-tashiga Beelaha Puntland Wajigiisii Koowaad, kaasoo ay ka Qayb-galayaan Ergooyin Matalayay Beelaha Puntland Deggen.
Dhagayso khudbadii Madaxweynaha oo Dhamaystiran 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com