DHAGAYSO:Isimada Puntland oo ka Hadlay Rabshado ka Dhacay Bosaaso

Isniin, February 1, 2016_(Daljir)_Qaybihii hore ee Barnaamijka Xulashada sidaas ku dhegaysateen magaalada Bossaso maanta waxaa ka dhacay rabshado inta la hubo qof ku dhintay inkastoo tirada dhimashada intaas wararka qaar ka badaniyaan.


Weli laamaha amniga, maamulka gobolka, kan degmada iyo dawladda dhexe midna wax war ah kama soo saarin, balse Radio Daljir ayaa waraystay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Puntland oo iskugu jira Issimo iyo nabaddoono.


Garaad Cabdillaahi Cali Ciid wuxuu ka mid yahay Issimada Putland, haatanna waxaa uu joogaa magaalada Bossaso, waxaana uu sidaan uga hadlay rabshadda dhacday iyo kaalinta dadka iyo dawladdaba looga baahan yahay si aan amniga loo waxyeelayn.
Dhagayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com