DHAGAYSO:Faroole oo ka warbixiyay Ujeedka safarka uu ku yimid Garowe

Arbaco, Luuliyo 29, 2015 (Daljir) — Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garowe ,isaga oo ka soo kicitimay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland oo uu ku sugnaa maalmihii la soo dhaafay.

Siyaasiin horey ula soo shaqeeyay madaxweynihii hore ee Puntland iyo boqolaal kamid ah dadweynaha degmada Garowe ayaa ka qayb-galay soo dhaweynta Cabdiraxmaan Faroole oo talada Puntland baneeyay sanad iyo bar ka hor.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com