DHAGAYSO:Dowladda Puntland oo Beenisay Hadal kasoo yeeray Xildhiban Xoosh Jibriil oo ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya

Sabti, January 30, 2016-(Daljir)_ Afhayeenka dawladda Puntlnad Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Qur’aanjecel) oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa marka ugu horaysa ka warbixiyay kormeero kale-duwan oo magaalada Boossaaso uu ku sameeyay madaxwaynaha Puntland Cabdwali Mxaamed Cali Gaas.

Dhinaca kale – Mudane Quraanjecel wuxuu beeniyay hadalo eedayn ahaa oo dhawaan kasoo yeeray Xildhibaan Xoosh Jibriil, waxaa khadka taleefanka ku waraystay Wariye Maxamed Cabdullahi Kooshin oo kormeerka madaxwaynaha ugu horayntii wax ka waydiiyay.

 

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com