DHAGAYSO:Doodda Barnaamijka Maan-Hadal oo Ku Saabsan Shirka Kismaayo ka Dhici doona

Jimco, Janaayo 01, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo ,waxaana todoobaadkan uu barnaaamijka ku saabsan yahay shirka tobanka bishan lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ,kaasi oo looga hadli doono hiigsiga 2016-ka.
 
Waxaa marti ku ah barnaamijkan mas’uuliyiin magac ku leh siyaasadda Somaaliya waxaana inoo soo jeedin doona wariye Jamaal Faarax Aadan.
 
Dhagayso 
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com