DHAGAYSO:Bulshada Qardho oo ka Hor-yimid 4.5 admin 8 years ago Bossaso, 10, Febru, 2016 -(Daljir)_Bulshada Degmada Qardho ayaa ka hor-yimid nidaamka 4.5 oo la doonayo in mar kale lagu hogaamiyo shacabka Somaliya. Wariye Maxamud Aya Qardho ka soo diray. Dhagayso https://daljir.com//resources2/files/warbixinta%20bulshada%20rer%20qardhod%20diidmada%204.5%20by%20maxamuud%20fantastic%20daljir%20qardho.mp3?_=1