Site icon Radio Daljir

DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-Hadal iyo Dood Adag oo Ku saabsan Muranka G.Bakool

Jimco, December 25, 2015 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan looga hadlayo muran ka dhex jira maamulka Koonfur Galbeed oo dhawaan ay ka goosteen siyaasiyiin iyo qaar kamid ah shacabka ka soo jeeda gobolka Bakoool.

 

Hadaba wariye Jamaal Faarax Aadan ayaa barnaamijkan ku waraysanaya xubno muhiim ah oo si aad ulafa guri doono khilaafkan waxa uu salka ku hayo,

 

Dhagayso

 

https://daljir.com//resources2/files/25Maan%20hadal.mp3?_=1
Exit mobile version