DHAGAYSO:Barnaamijkii Ganacsiga oo looga Hadlayo Xayiraadda UAE ee Xoolaha Somalia

Burtinle, 28, Febru, 2016 -(Daljir)_Ku soo dhawaada Barnaamijkiii Ganacsiga o todobaadkan aan ku soo qaadanayno wafdi ka socda Somaliya oo Imaaraadka Carabta u tagay sidii loo qaadi lahaa xayiraadda la saaray xooolihii ay Soomaaliya u dhoofin jirtay dalkas.
 
Waxaa wafdigan ku jira Ganacsato caan ah oo ree Puntland. Barnaamijka waxaa soo jedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.
 
Dhagayso

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com