HomeUncategorized

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Maxamuud

Bacaadweyne, 24, Febru, 2016 -(Daljir)_Ku soo Dhawaada Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Dawlada Puntland oo ku tilmaantay dilka wasiirkii warfaafinta mid argagax iyo anfariir ku riday ummadda Puntland, sheegtayna in la hayo cadaymo muujinaya ciddii ka danbaysay dilkiisa. [Akhris …]
M/weynihii hore ee Puntland Cadde Muuse oo kormeeray madaarka Bandar Qaasim. [Dhegaysi …]
Marwo Caasha Geelle Diriye oo booqasho hawleed uga bilaabatay Washington D.C.

Bacaadweyne, 24, Febru, 2016 -(Daljir)_Ku soo Dhawaada Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

 

Dhagayso 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: