Site icon Radio Daljir

DHAGAYSO:Abwaan Shube oo Marti-ku Ah B.Martisoor ,kana Hadlaya Bur-burka Afka Hooyo ku Yimid

Bacaadweyn, 03-March, 2016 -(Daljir)_Ku soo dhawaada Barnaamijkii Martisoor oo todobaadkan aynu uga hadlayno afka hooyo oo la sheegay in uu sii dabar-go’ayo waxaana marti ku ah Abwaan Shube oo kamid ah Abwaanada ku xeel-dheer afka Soomaaliga.
 
Dhagayso
https://daljir.com//resources2/files/Shubbe%20tollman.mp3?_=1
Exit mobile version