HomeUncategorized

Dhagayso Xildhibaan Cabdi-barre: Xariga Radio Daljir waxaa uu la mid yahay shacabkii Puntland oo indhihii laga riday

Muqdisho, 24, June, 2016 - Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf Jibriil ka mid ah xidlhibaannada dowladda federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa nasiib darro wayn iyo shacabkii oo indhaha laga riday kutilmaamay xariga Radio Daljir

Wada-hadlisiinta siyaasiyiinta Laas-Caanood iyo Buuhoodle.
Koonfur Afrika oo door ka qaadanaysa gurmadka la siinayo dadka ku waxyeeloobay masiibadii Puntland
Amiir Maxamuud Yusuf Ciise oo ka mid ah Issimada Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Minneapolis, Minnesota.

Muqdisho, 24, June, 2016 – Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf Jibriil ka mid ah xidlhibaannada dowladda federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa nasiib darro wayn iyo shacabkii oo indhaha laga riday kutilmaamay xariga Radio Daljir

Xildhibaanku wuxuu sheegay in Radio Daljir ay tahay indhaha iyo dhagaha shacabka reer Puntland, waxaana uu xariga ku tilmaamay mid kasoo horjeeda sharciga iyo nidaamka dowladda Puntland iyo Dastuurka Dowladd federaalka Soomaaliya.

“Adeer hadalka uu Soocade ku hadlay waa nasiib darro taarikhi ku ah Puntland tan iyo markii la dhisay wali maanan arag wasiir oronaya waan laylaynaa oo xabad baan madaxa idinkala dhacaynaa, tan oo kale wali maanan arag oo maanan maqal waxaana wariyaasha looga baahanyahay in ay gal dacwadeed ka furtaan Maxkamadaha Puntland” Sidaasi waxaa yiri Xidhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil

Hoos ka dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: