Dhagayso Waxgaradka Gedo oo ka horyimid in gabar u matasho kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka DF

Kismaayo, Oct, 26, 2016 – Wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa ku waramaya in uu fashilmay shir ay Kismaayo ku yeesheen Odoyaasha Gedo iyo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe, kaasi oo la xiriiray dalab ka yimid Odoyaasha oo ku salaysnaa in kursiga Beesha Reer Xassan aysan gabari u tartamin.
 
Halkaan ka dhagayso warbixin ay arrimahaasi ka soo diyaarisay wariyaheena Aamino Ladan Axmed Cali oo haatan ku sugan  magaalada Kismaayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com