
Arbaco, September 30, 2015 (Daljir) — Wasiirka arimaha gudaha Puntland Axmed Karaash ayaa soo dhaweeyay habkii ay u dhacday doorashadii golaha deegaanka Degmada Bosaaso ,iyadoo gudoomiyaha cusub ee degmada loo doortay Yaasiin Mire Maxamuud.
Dhagayso
FAALLOOYIN & FALCELIN