Site icon Radio Daljir

Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir April – 30 – 2016 Wariye Khadro Maxamed Maxamuud (Studio Daljir Boossaaso)

Boossaaso, April – 2016 – Warka fiidnimo ee Radio Daljir oo habeen-kasta 08:00 aad ka dhagaysataan Radio Daljir xarumaheeda kale duwan, caawa waxaa uu idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaysa wariye Khadro Maxamed Maxamuud, waxaad-na ku maqli-doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadaba

Hoos ka dhagayso warkii oo dhammaystiran

https://daljir.com//resources2/files/Warkii%20Fiidnimo%20Khadro%2030%20April%202016.MP3?_=1
Exit mobile version