Dhagayso Wariye Geeddi: Maxaabiistu waxay shegeen in ay Garacad u qabeen Yaman

Garacad, March, 21, 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi oo ku sugan deegaanka Garacad ee gobolka Mudug oo caawa ii waramay ayaa ka warbixiyay dagaalkii khasaaraha badnaa ee maantay ka dhacay duleedka Garacad, kaasi oo u dhaxeeyay ciidanka difaaca Puntland iyo kooxda Shabaab.
 
Wariye Geeddi ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha dagaalka, waxaa kale oo uu ka warbixiyay tirada maxaabiista iyo jawiga Garacad. Kooshin ayaa khadka taleefanka ku waraystay.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com