Dhagayso Warbixin ku saabsan dalxiiska Darayle Garowe

Garowe, 19, Febru, 2016  Dhagayso Warbixin ka hadlaysa Dalxiiska Deegaanka Darayle oo ah Deegaan dabiici ah oo ay Jimcayaasha gaaraan qaybaha bulshada reer Garowe, haba ugu badnaadeen e- Dhalinyarada iyo Caruurta. Warbixintaan waxaa inoo diyaariyay wariye Maxamuud Fantastic oo maalmahaan arrimo shaqo kusoo gaaray Garowe.
 
Hoos ka dhagayso warbixintii Maxamuud Fantastic…
 
Hoos ka dhagayso warbixintii Maxamuud Fantastic…

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com