(Dhagayso) W. Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska Puntland oo ka hadashay kormeero ay xarumaha Buuhoodle ku tagtay maantay

Buuhoodle, August, 04, 2015 – Waxaa maalintii labaad degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ku sugan wasiirada haweenka iyo amuuraha qoyska dawladda Puntland Marwo Anniso Cabdulqaadir Xaaji (Mamuumin) waxaana ay ay maantay kormeero kale duwan ku tagtay xarumaha dawliga ah ah ee degmada Buuhoodle.

Wasiirkada ayaa markii ay socdaalkeeda soo gabagabaysay waxay shirjaraa\’id ku qabatay xarunta wasaaradda hormarinta haweenka iyo qoyska Puntland ay ku leedahay Buuhoodle.

 

Halkaan Hoose ka dhagayso shirkii jaraa\’id ee wasiiradda haweenka Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com