Site icon Radio Daljir

Dhagayso Talaado 26, January, 2016 – Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Studiyo Boossaaso

Kulanti wanaagsan dhagaystayaal kusoo dhawaada barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Qodobada ugu waawayna waxaa ka mid ah.
 
Xildhibaano ka tirsan Puntland oo ka hadlay Geedi-socodka wadatashiga doorashooyinka Soomaaliya.
 
Dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee tubta Hiigsiga 2016
 
AU Wariye Cabdi Xaaji Gobdoon oo lagu aasay Muqdisho, iyo warbixin la xiriirta tiikhdiisa.  Iyo qodobo kale.
https://daljir.com//resources2/files/Caawa%20iyo%20Daljir%20MCI.MP3?_=1
Exit mobile version