DHAGAYSO: Shirka Wadatashiga Puntland oo Maanta la soo Gaba-Gabaynayo

Sabti, Ogoosto 29, 2015 (Daljir) —Maanta waxaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo lagu soo gaba-gabeeyo shirka wada tashiga Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,waxaana shirka diiradda lagu saaray midnimada Puntland iyo sdii loo sixi karo wax kasta oo qaldamay.
 
Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Puntland Yaasiin Cartan ayaa Daljir uga waramay gaba-gabada shirka iyo waxyaabaha laga soo saari doono.
 
Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com