DHAGAYSO Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac Inta u dhaxaysa Kala-bayr iyo Carmo

Carmo, 12, Nov, 2016 – Shil Gaari oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa  Waxa uu  xalay  ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalada Kalabeer iyo Dagmada Carmo .ee G/Bari
 
Shilkan ayaa Waxaa ku dhinta inta laxaqiijiyay 2qof halka ay ku dhaawacmeen lix Qof oo uu kamid ahaa Gudoomiyihii Hore ee Dagmada Bali Didin. iyo Darawalkii Gaariga Waday.
 
Hadaba Si aan Faah Faahi uga helno shilkan Waxaan arimaahs oo dhan aan ka waraysanay Ibraahin siciid Saalax oo ah Agaasimaha Tvga Qaranka ee somaaliya ee Gbolada Puntland kana mid ahaa Dadkii lasocday Garigaasi .
 
Wariye Xasan Haykal ayaa Waraystay asagoo kusugan isbitaalka Wayn ee Magaalada Bosaaso oo lakeenay Dadkii ku dhaawacmay iyo kuwii ku dhinta shilkaasi.Gaari .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com