HomeUncategorized

Dhagayso Sh. Maxamuud oo ka digay dadka is-gubaya oo kusoo badanaya Puntland

Garowe, 11 - April - 2016 - Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay deegaannada Puntland lagu arkayay falal guracan oo la xiriira dad iskubaya iyagoo nool, dhacdooyinkaan ayaa dadka ugu badan ee sameeya waxay yihiin haweenka, ammuurtaasi waxaa meel khatar ah ka istaagtay Diinteena suuban ee Islaamka

DHEGEYSO-Isu soobax roob-doon ah oo maanta kadhacay iyo mas’uuliyiin kahadlay.
Muwaadiintiinta USA oo looga Digay in ay u Safraan Kenya
Mudahaaraado looga caraysan yahay qaraxii xalay ee Boosaaso & dawladda oo dadka u soo jeedisay in ay is-dajiyaan.

Garowe, 11 – April – 2016 – Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay deegaannada Puntland lagu arkayay falal guracan oo la xiriira dad iskubaya iyagoo nool, dhacdooyinkaan ayaa dadka ugu badan ee sameeya waxay yihiin haweenka, ammuurtaasi waxaa meel khatar ah ka istaagtay Diinteena suuban ee Islaamka

Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah culumaa’udiinka sida wayn looga yaqaan deegaannada Puntland, ahna guddooyimaha Jaamacada Bariga Africa faraceeda Garowe ayaa arrintaasi uga waramay Radio Daljir,  Shiikh ayaaa ammuurtaan agub-ka ah ku tilmaamay mid shareecadu khatar wayn ku tilmaamtay.
 
Dhagayso Shiikha oo arrintaasi ka hadlaya.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: