Dhagayso Saakay Iyo Dunida Jimce 25 – March – 2016 – Wariye Khadar Cawil Ismaaciil (Studio Daljir Buuhoodle)

Buuhoodle, Khamiis, 24, March, 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idin-kagama imaanaya Daljir xarunteeda Buuhoodle waxaa idinla socod-siinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
 
Madaxwayne Gaas oo gaaray Garacad oo lagu soo gaba-gabeeyay howlgalkii lagu sifeynayay Al-shabaab
 
Galmudug oo guulo ka sheegatay dagaal ay deegaannadeeda kula gashay Al-shabaab
 
Shirar looga hadlayo ammaanka oo ka dhacay magaalooyinka Puntland
 
Talyaha ciidanka Bilayska Puntland oo digniin culus usoo jeediyay gawaarida xamuulka qaada
 
Banaanbax lagu taageerayo Ciidanka Difaaca Puntland oo lagu qabtay iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com