Site icon Radio Daljir

Dhagayso Saakay iyo Dunida 26 July 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Studio Daljir Garowe

Garowe, 26, July, 2016 – Dhagayso Saakay iyo Dunida waxaa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye  Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin oo ku sugan xarunta Daljir ee Garow  waxaad u maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada,

Abwaan C/qaadir Cali Cigaal oo ku geeryooday dalka India xalay, waraysiyo la xiriira taariikhdiisii ayaad barnaamijka ku maqli doontaan.

Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo sheegay in xukuumadiisa ay sanadka dambe shaqo siindoonto macalimiin gaaraya 300 oo maantay ka qalan jabiyay kulliyada GETEC ee Garowe.

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland oo sheegtay rajada ay ka qabto maantay in ay qaado koobka ciyaarta kama dambaysta ah ee u dhaxeysa Puntland iyo Jubbaland.

Dhalinyarada gobolka Mudug oo ka cabayana Qabyaalad hortaagan fursadihii shaqo. Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
 

https://daljir.com//resources2/files/S%2BD_Kooshin_26_July_2016.mp3?_=1
Exit mobile version