Dhagayso: RW Cumar oo Sheegay in Xal laga Gaaray khilaafkii ka Dhex jiray Dowladda iyo Jubbaland

Isniin, Ogoosto 31, 2015 (Daljir) — Raysul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shalay booqasho ku gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa sheegay in xal laga gaaray khilaaf ka dhex jiray dhinacyada dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland.

 

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com