(Dhagayso) Qaar ka mid ah Qurba-joogta Puntland oo taageeray Mowqifka Puntland

Garowe, 12, Febru, 2016 – Qaar ka mid ah Qurba-joogta reer Puntland oo u waramay Barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir ayaa si toos ah u taageeray mowqifka xukuumadda Puntland ay ka istaagtay mushaqada 4.5

Dadka u waramay Radio Daljir waxaa ka mid Siciid Qaas oo jooga dalka Jarmalka, Cabdulqaadir Warsame oo jooga Maraykanka, Idil Keenadiid oo joogta Dalka Denmark, Jama Fayte oo jooga Maraykanka, Iyo Jibriil Qoobay oo jooga dalka Denmark. Dhammaantood waxay u warameen barnaamijka Maanhadal ee Rado Daljir

Hoos ka dhagayso aragtidii Qurba-joogta Reer Puntland.

Haddii aad rabtid Barnaamijkii Maanhadal oo Dhammaystirana halkaan ka dhagayso http://www.radiodaljir.com/readmore.php?title=(Dhagayso%20Dood)%20Barnaamijkii%20Maanhadal%20oo%20ku%20saabsan%20Shirarkii%20Puntland%20iyo%20Beesha%20Caalamka%20ee%20fas…&section=wacaal&news=6540&uft=/resources2/images/MAANHADAL.jpg

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com