Dhagayso:- Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Oo Xukun kuriday Askar ka tirasan Ciidamada dowladda

Dhagayso:- Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Oo Xukun kuriday Askar ka tirasan Ciidamada dowladda

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xafiiska xeer ilaalintu uu ku eedeysay in ay dhac u gaysteen mid ka mid ah xarumaha Shirkada Hormuud.

Askartan laxukumay ayaa waxa ay kala ahaayeen C/kariin Muuse Muxudiin ,Aweys Faarax Maxamuud  iyo Maxamed Cali Maxamuud oo dhamaantood ka maqnaa Maxkamada markii uu xukunka uu dhacayay .

Ragan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay  in ay dhac hubaysan ay u geysteen Shirkada Hormuud waxayna  shirkada ay ka qaateen lacag fara badan oo doolar iyo shilin  Soomaali isugu jirtay .

Hadaba waxaa xukunka Maxkamada ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute.

Halkan ka dhagayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com