Dhagayso Marxuun Cabdulqaadir Cali Cigaal oo waraysi hore ku sheegay nooca xanuunka haya

India, 26, 2016 – Waxaa xalay dalka India, gaar ahaa caasimada Dalhi ku geeryooday AU Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo ahaa abwaan magac wayn ku dhex-leh bulshada Soomaalida, laguna xasuusto doorkii uu kasoo qaatay nabad raadinta Soomaaliya iyo baraarujinta Shacabka Soomaaliyeed.

Waraysigaan ayaa abwaanku waxaa uu Radio Daljir siiyay December 2014-kii xilligaasi oo qaliin Hindia loogu sameeyay, waxaana waraysigaan la yeeshay wariye Maslax Mukhtaar Daahir. Marxuunku waxaa uu si faahfaahsan uga hadlay  nooca xanuunka hayay ee la filayo in uu hadda u geeryooday.

Hoos ka dhagayso waraysigii

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com