Site icon Radio Daljir

(Dhagayso) Maanhadal April 15 – 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan (Mowduuca Doorashada Soomaaliya)

Gaalkacyo, April – 15 – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii dooda jimcanaha ee Radio Daljir (Maanhadal) Barnaamijku wuxuu 7aadkaan idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaana barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, mowduuca barnaamijka looga hadlayo waa doorashada Soomaaliya 2016, waxaana marti ku ah barnaamijka Nuur Shire Guddoomiyaha PUNSAA, iyo Siyaasi C/daahir M. Yuusuf Yeey

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

 
https://daljir.com//resources2/files/MAANHADAL_15_APR_2016_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version