HomeUncategorizedMAANHADAL

(Dhagayso) Maanhadal April 15 – 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan (Mowduuca Doorashada Soomaaliya)

Gaalkacyo, April - 15 - 2016 - Halkaan ka dhagayso barnaamijkii dooda jimcanaha ee Radio Daljir (Maanhadal) Barnaamijku wuxuu 7aadkaan idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaana barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, mowduuca barnaamijka looga hadlayo waa doorashada Soomaaliya 2016, waxaana marti ku ah barnaamijka Nuur Shire Guddoomiyaha PUNSAA, iyo Siyaasi C/daahir M. Yuusuf Yeey

MAANHADAL: Dib u dhaca Doorashadda Soomaaliya (dhegayso)
MAANHADAL: Puntland Marxalado adag oo maanta jira mid Amni iyo mid Siyaasadeed |
MAANHADAL: Taariikhda Puntland iyo Tabashada Beeshada Tanade (dhegayso)

Gaalkacyo, April – 15 – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii dooda jimcanaha ee Radio Daljir (Maanhadal) Barnaamijku wuxuu 7aadkaan idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaana barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, mowduuca barnaamijka looga hadlayo waa doorashada Soomaaliya 2016, waxaana marti ku ah barnaamijka Nuur Shire Guddoomiyaha PUNSAA, iyo Siyaasi C/daahir M. Yuusuf Yeey

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: