HomeUncategorized

DHAGAYSO: Kalfadhigii 35-aad ee Baarlamaanka Puntland oo maanta Baaqday

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Kalfadhiga 35-aad baarlamaanka dowladda Puntland oo maanta qorshuhu ahaa in uu farmo kadib markii baarlamaanku uu galay fasaxa ciida ayaa baaqday kadib markii uu soo buuxsami waayey kooramkii baarlamaanka, taasi oo lagu sababeeyey . Xxildhibaanada qaar oo meelo fog fog safar u aaday si ay dadka ula soo ciidaan.rn

Dagaalada Ka bilowday Dalka Burundi oo sii xoogaystay
Baahin: Axad, 15- Sep 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo
(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Isniin 17 August 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Radio Daljir Garowe

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Kalfadhiga 35-aad baarlamaanka dowladda Puntland oo maanta qorshuhu ahaa in uu farmo kadib markii baarlamaanku uu galay fasaxa ciida ayaa baaqday kadib markii uu soo buuxsami waayey kooramkii baarlamaanka, taasi oo lagu sababeeyey .  Xxildhibaanada qaar oo meelo fog fog safar u aaday si ay dadka ula soo ciidaan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland Siciid Xasan Shire oo saxaafada kula hadlay xarunta Golaha Wakiilada ee Magaalada Garoowe ayaa sheegay in fadhiga Baarlamaanka uu furmi doono maalinta bari ah oo ku aadan 22-Jully-2015.

Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa sidookale ka warbixiyey ajandayaasha baarlamaanka horyaal waxaana uu sheegay in ay kamid tahay ansixinta Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo arimo kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: