HomeUncategorized

Dhagayso Juxa: Marakan dowladda Cabdiwali waa taraaraxday

Muqdisho, June, 2016 - Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa maalmo madow ku tilmaamay ficillada tacadiga, hanjabaada, cabburinta, iyo xurmo la'aanta sharciga ee ay ku tilaabsatay xukuumadda dowladda Puntland.

Baahin: Sabti, 23 Nov 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo
Barnaamijka tartan iyo tacliin oo xalay galay habeenkii tobnaad, afar dugsi sare oo tartamay
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.
Muqdisho, June, 2016 – Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa maalmo madow ku tilmaamay ficillada tacadiga, hanjabaada, cabburinta, iyo xurmo la’aanta sharciga ee ay ku tilaabsatay xukuumadda dowladda Puntland.
 
Mudane Juxa waxaa uu eedayn kulul u jeediyay baarlamaanka dowladda Puntlnad oo uu ku tilmaamay kuwo aanan haysan waajibaadkii loo igmaday aanan gudan, waxaana uu ugu baaqay baarlamaanku in ay la xisaabtamaan wasiirka aaminsan in dalka uusan sharci ka jirin.
 
“Puntlnad halgan adag ayay xorimadeeda usoo gashay, dhiig-badan ayaa kusoo daadatay xornimada ummadda reer Puntland, waa niyad jab aad u wayn, kama aamusi karno dhibaatooyinka lagu hayo saxaafadda” Sidaadi waxaa yiri Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa.
 
Hoos ka dhagayso waraysi uu la yeeshay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir,
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: