Dhagayso:- Hooyo ku nool mid kamid ah kaamamka Barakacayaasha Bosaaso oo Gurigeeda dab laqabadsiiyay

Dhagayso:- Hooyo ku nool mid kamid ah kaamamka Barakacayaasha Bosaaso oo Gurigeeda dab laqabadsiiyay

Hooyo  Farxiyo Maxamed Cabdi  oo kamid ah dadka dan yarta ah ee ku nool kaamamka barakacayaasha ah ee ku yaala Duleedka bari ee magaalada Bosaaso oo maanta inagu soo booqatay  radio daljir  xaruntiisa  magaalada Bosaaso ayaa kawar bixisay daruufaha adag ee nololeed ee qoyskeeda haysta.

Waxa ay daljir  usheegtay in iyada iyo 5 caruur ah oo ay dhashay aysan haysan meel ay ku hoydaan  iyo waxa ay cunaan ,kadib markii sida ay sheegtay dab la qabad siiyay gurigii ay ka daganeed  kaam kaasi.

Ma ayasan sheegin cida gubtay hoygeeda iyo sababta ka dambaysayba  .

Wariye Xasan heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay .

Halkan ka dhagayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com