Site icon Radio Daljir

DHAGAYSO: Geeridda Maxamed Abshir Waldo oo laga Dareemay Gudaha Dalka iyo Mas’uuliyiin Tacsi u Diray

Bacaadweyn, 06-March, 2016 -(Daljir)_Allah u naxariistee waxaa xalay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooda Maxamed Abshir Waldo oo ahaa ruug cadaa reer Puntland ah.
 
Gerida marxuumka ayaa waxaa ka tacsiyeeyey Wasiirka Cadaaladda Dowladda Somaliya ,Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ,wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland ,wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland iyo siyaasiyiin kale oo ku sugan Nairobi.
 
Dadka tacsiada diraya waxaa kamid ah afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdulahi Cali Ciid.
 
Dhagayso
https://daljir.com//resources2/files/Tacsi%20waldde.MP3?_=1
Exit mobile version