HomeUncategorized

(Dhagayso) Gaagaab: Puntland waa tanaasuli kartaa, balse waxba kuma badalan-karto 4.5

Garowe, 28 - March - 2016 - M/kuxigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay Puntland in ay awood buuxda u leedahay in ay ka tanaasusho mowqifkeedii 4.5, balse aysan waxba ku badalan-karin.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Maxamuud
DHEGEYSO-Madaxweynaha oo farriin u diray maamul goboleedyada Soomaaliya.
Read horn of Afrika oo in ka badan 890 Ari ah ku wareejisay guddiga gurmadka Puntland (Dhegeyso)
Garowe, 28 – March – 2016 – M/kuxigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay Puntland in ay awood buuxda u leedahay in ay ka tanaasusho mowqifkeedii 4.5, balse aysan waxba ku badalan-karin.
 
Mudane Gaagaab, waxaa uu sheegay qaddiyada Puntland ee 4.5 in aysan ahayn aragti ay Puntland qabto, balse ay tahay qaddiyad Mab’da ah oo reer Puntland oo dhan ay meel ka wadataagan-yihiin. Waxaase uu hadalkiisa raaciyay in wadaxaajoodka haddii daacad laga yahay la heli karo xal dhow.
 
Wariye Jamaal Faarax Aadan ayaa khadka taleefanka ku waraystay Mudane Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: