(Dhagayso) Firxadkii Alshabaab oo soo gaaray Miyiga Dagmada Towfiiq ee Gobolka Mudug

Towfiiq, March, 22, 2016 – Firxadkii Ciidamada Alshabaab ee ka soo cararay Dagaaladii Ciidanka Puntland kula galeen Garacad iyo Deegaanada hoosyimaada ayaa soo gaaray Miyiga Dagmada Towfiiq ee Gobolka Mudug

Taliyaha Ciidanka Aaga dagmada Towfiiq Maxamed Maxamuud Cumar oo caawa la hadlay Daljir ayaa xaqiijiyay in ciidanka alshabaab soo gaareen miyiga Dagmada.
 
Ciidanka Dagmada ayaa heegan ugu jira sidii ay gacanta ugu dhigilahaayeen Firxadkaasi alshabaab ,
 
Wariye Cabdinaasir Maxamed Cali Bakeyle oo ku sugan Gaalkacyo ayaa warystay 
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com