(Dhagayso) Digniinta Jaaliyada Puntland ee Talyaaniga

Italy, 13, Febru, 2016 – Guddoomiyaha Jaaliyadda reer Puntland ee dalka Talyaaniga Cawaale Jaamac Salaad oo u waramay Radio Daljir ayaa digniin kasoo saaray ammuuurta Tahariibta, fariin adag-na u dariy waalidiinta reer Puntland.

“Waxaan gacanta ku haynaa illaa 4 qof oo hadda xaaladooda caafimaad aysan wanaagsan oo aan rabno inaan dalka kusoo celino, dhawaan waxaan isbital ugu tagnay Marxuun Cabdulqaadir Weerow oo ahaa nin reer Garowe ahaa oo Talyaaniga ku dhintay, runii waalidiintu lama socdaan xaalada caruurtooda, dhibaato badan ayaan ka taagan halkaan, waxaana u haynaa adeegyo badan” Sidaasina waxaa yiri Guddoomiye Cawaale Jaamac Salaad.

Khadka taleefanka ayaa waxaa ku waraystay isagoo ku sugan dalka Talyaaniga wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com