Site icon Radio Daljir

DHAGAYSO: Dadka Deegaanka Qaafo-Qaris ee Gobolka Nugaal oo Samaystay Ciidamo deegaanka ilaaliya

Talaado, Juun 09, 2015 (Daljir) — Dadka deegaanka Qaafo Qaris ee gobolka Nugaal ayaa samaystay ciidamo gaar ah oo ka hortaga xaalufka dhirka iyo deegaanka ,kuwaasi oo guulo ka gaaray howl-galo ay dhawaan ka fuliyeen nawaaxiga deegaankaas.

Wariye Maxamed Xalliye ayaa warbixin xiiso badan inooga diyaariyay 

 

Dhagayso 

https://daljir.com//resources2/files/ILAALADA%20DEEGAANKA.MP3?_=1
Exit mobile version