(Dhagayso) Daahir Ciiro oo Daljir iyo shacabka reer Puntland uga tacsiyeeyay gardarada lagu xiray Daljir

Garowe, June, 2016 – Siyaasi Daahir Ciiro oo ka mid ah siyaasiyiinta dhulka Soomaalida aad-ka looga yaqaan ayaa xariga Radio Daljir ku tilmaamay tacsi u taala shacabka Soomaaliyeed, iyo mugdi la galiyay qaranimadii iyo jiritaankii ummadda Soomaaliyeed

Daahir Ciiro waxaa uu Radio Daljir iyo ururka MAP ugu baaqay in ay adeegsadaan sharciga dalka, isla markaana ay qabsadaan qareen u dooda, waxaa uu xarigaan ku tilmaamay kutarki-fal awoodeed oo Dowladda Puntland ay ku kacday, waxaana uu shacabka ugu baaqay mudaharaadyo looga soo horjeeda arrinkaan in ay sameeyaan.

Hoos ka dhagayso siyaasiga oo arrinkaas si carro leh uga hadlay, wariye Sharmaake ayaa warbixin ka diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com