Dhagayso Caawa iyo Daljir Sabti 26 – March – 2016 Wariye Jaamac C/raxmaan Axmed

Garowe, 26 – March – 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Garow, qodobada ugu waaway waxaa ka mid ah:
 
Puntland iyo DF oo wali aan is-faham ka gaarin wadaxaajood wali uga socda Garowe.
 
Garaad C/llaahi Cali Ciid oo saluugay wadahadalka DF iyo Puntland
 
Maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii Garacad iyo Karkaar oo lasoo gaarsiyay Garowe
 
Dadwaynaha Baladwayne oo banaanbaxyo rabshado wata kaga hor-yimid Madaxwayne Xassan Shiikh
 
Dadwaynaha deegaanka Suuj oo ka cabanaya Abaaro iyo dagaalkii dhawaan oo saamayn dhaqan dhaqaale ku yeeshay deegaan iyo qodobo kale
 
Hoos ka dhagayso barnamaijkii oo dhammaystiran.
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com