(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Khamiis 13_August_2015 Khadar Cawil Ismaaciil

(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Khamiis 13_August_2015 Radio Daljir Buuhoodle Khadar Cawil Ismaaciil. Qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

M. DF Xassan Sh. Maxamuud oo curyaamin ku tilmaamay mooshinka ay baarlamaanku ka gudbiyeen.

Xildhibaannada Mooshinka gudbiyay oo MD Xassan Sh. ku tilmaamay inuu ku fashilmay hoggaanka dalka

G. Baarlamaanka Puntland oo UNDP Garoe kulan kula qaatay

Iyo Qodobo kale oo arrimaha Soomaaliya ku saabsan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com