Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 29 – Febru – 2016 – Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin)

Boossaaso, 29, Febru, 2016 – Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 29 – Febru – 2016 – Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Qodobada ugu waawayn barmaamijkeena waxaa ka mid ah:

 

M/kuxigeenka Dawladda Puntland oo sheegay in uu jiro tartan lagu qiimaynayo wax-qabadka degmooyinka Puntland, degmadii dadaashana abaalmarin la gaarsiin-doona.
 
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo talo kusoo jeediyay in AMISOM laga wareejiyo mas’uuliyada sugida ammaana xarumaha dawladda ee Muqdisho.
 
Siyaasi Cali Xaaji oo walaac ka muujiyay Abaarta ku dhufatay gobollada ka mid ah Puntland, baaq-na u jeediyay Dawladda Iyo Shacabka Reer Puntland.
 
Boossaaso oo lagu soo bandhigay Buugga Sharciga Ganaaxa Gaadiidka iyo Sharciga Wadamarista Puntland Iyo qodobo kale 
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran
 
 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com